Ruwaydaay ramadaanta hayna iloobin afurkaa kugu karsanaynaaa daqiiqadahana soo badi teda kle ma mid walaalkaaya jira oo tiktok leh hadaa mashquushid inoogu soo dhiib ban ku dhihi rabayee😂😊
Ruwaydoy macnaha sheekada marka laga soo tago hab-dhismeedka sheeka soomaaliga si fiican baa u dabaqdaa waa ka helay horumar wacan🎉 Yaraantaadii dugsiga meeqa jeer buu macallinku sheeko kugu uleeyay😂
Asc Ruweyday salan qimo badan kudoon wll waxan rajeynayaa in at cafimad qabto waxan ka sugeyna tariqaha islabka sida dagaladi u Nabigu galay wcm ileen waa ramadandane mise waat ilooday qaali ❤❤❤❤❤
Wlhi sheekadan waxay isoo xasusisay habar waayeel ah oo keligeed guri weyn ay leedahay kunool keligeed caruurteeduna aanay weligood asc oran oo cidii is tiraahda u taga ay iyagoo ashahaadanaya oo leh dad noocaan oo kaleeto ahna aduunka maku nolayen ay gurigeeda kasoo baxaan guriga weyn ay joogtana waa ku keligeed cawadaa haday ku dhimato markuu jirkeedu soo uro un baa la oganaya! (DAD SHAYDAANKU UU KA CABSADO SHARKOODA BAA ADUUNKA JOOGA)
Horto ruweydayyyy apyo ani ad ban ku tagera wlhi haben dhabete ano hurdo iheso ayan arky qiso aad mrkas sacado kahor so dhigty qisadi ban shity sau dhagesanaye aya halmar qalbiga iga so dhacday tolow horto ruwedo seu tala micnaha wajigaga 😂😂kadib sidii hurdo ila tgty riyada waxa ku arky gabar oo adi 20/22 cml jir eh oo aan dhahayo ruweydayyyy wll codkagi iyo sau talid mis lahan 😂😂 mrka codkaga mqlyo ayeydey cml nogu shekesa lkn gabar yr thy 😂😂😂😂 wll wlhi adban kuu tagera guuleso❤❤
Gabadhan 1M aan gaarsina 🎉❤
Diyaar waye ❤❤❤❤
Runtì kabadane uqalantaa hadan awoodi lahay wan garsin lahay❤
Wllhi hadaa awoodo mılyan ka badan gaadhsıın lahaaa Boqorad noo dadaasha waaye😊❤
ciida ka soko lee 200k aan garsino u share gareno
1B uqalantaa
Somalida maba aaminsano in waalid xun jiro hooyo kasta ine wanagsan tahy bay u haystaan😇
Hoyoyinkena Somalida whli way ficaanyihiin😢😢❤❤ma arkin hoyo somaliya xuun❤😂😢
Beenta mahan walhi
Benta ma,ahan way jiren hoyo yin an u qalmin maga cas e alaha nowanajiyo walidka
Maybe inee jiraan @@ArdoFarax-n9o
😢
Maalmahaan nagama soo daahdid mhdsanid ruweyda❤❤
Inaa lilaah wa inaa ilahyhi raajicuun 😭
Ilhyooooow ada iga beerin hooyadas aduunka kuwa ugu xun safka hore uga jirto subxnllh 🥺
Alla rueayday qayer alllah kusiyo wiqtiged timada tahay sacan ban sawayad duwayyy wanna wayy waxan firsado lkn muqalkaga iso dhacay mugdiga iga sarty😂😂😂maxa sugaysa pin igu qabo yaqy 😂
Naa hedhe sidan si isku dhaano sxb bal so dadaal Oo videoka so badi 😂❤
Wllhi gabartan dar ilaahay u jeclahay ilaahay ha ku daayo wllo❤🫶
Subxanallah😭😭😭 tani hooyo mahan waa ibliis oo dhar ibnu aadan soogashtey
Alle naga maga dhigo ku wii walidkood tacab khasaariyaa أمين يارب العالمين 😢
Ayyy qofta RUclips nagu hysohhhh💋🫂
Hayaay waa Ruweyda! soo dhacyeeey, liketa saara ❤
Alla ilaa shaly gaadh baan ka hayeyy channel kaaga 😢 lkn Ugu Danbay😢❤
Anoo vedioyadada fiirsanaayo soo dhigtay Thank you qalbi❤
Ruwayday mahd santhy qalbiii waad nosoo dhaqsatY 😍💕🌷
alataas hoyo walogukhaday eemaahaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢carurtana qalpi ahaan bayba udhinteen intayba ruun udhimaan wayab walahay aduunyda hada jogtiid wax walba wamaqalaysaa
Waan yabanhy ilaa io hada imika lasoo dhigay ugu horebn is idhi lkn mxy kaga taal boqol io waxbuu sii cararya wcz ruweyday❤😂😂
Ala ma zidan ugu naxay soo kle 😢❤
Alla ruweyda ramadaanta marka lagaaro nooso badi qisooyinka
Ruweyday maalmahan wad walaysaa sidaa nogu wad khayr hele❤
Ruweydaay qalbi soo dadaal Ramadan baa soo dhawe❤
Ayantan ruweyda weyno ronanosaa maila aragtan rer commenty😂❤
Aad iyo aad
Horto ruweydaay ma ogtahy inaa hala hoola ila qabato micnaha ano ku dhageysanaya qabta waye😂😂
Allaaa anigaa kula mid ah 10 sadod oo an shaqeyo wan dhadeysa marka an shito cajuskiba waa dulay masha allah
@saidomohamed9171 ma aragte caajis dhan ma daremeysid hool neceyb maalinka runweyda bartaya iigu dambeysay ano ku faraxsana dhameya😂
Shukran ruwayda ❤❤❤❤
Waligey ku dawanayey ilaa 22kii walina comment kuuma soqorin😂😂😂😊
Maxad udawanaysay hadanad ciyaal comment ahayn 😂😂
Maanta ii kow ah sheekada ruweeydo oo markas lasoo galiyay lakiin waxbadan oo bilo iyo sanado ka soo wareegeen baan dhageysan jiray ❤❤❤
Anaa idinka horeeya aamusa🤌😂 qli ruwayday waanku salaamay🤎🫶💞
Hamplyo 🎉 payo Ana kugu xige😅
❤🎉 qlpi mahadsanid @@AmaaniMoha23
maalmahaan waa joogtaa ruweydaay waa,ku jeclahay Ina ader❤
Malmahan wee no fadhisa hda nhy team ruweyda😂❤
Ruwaydaay ramadaanta hayna iloobin afurkaa kugu karsanaynaaa daqiiqadahana soo badi teda kle ma mid walaalkaaya jira oo tiktok leh hadaa mashquushid inoogu soo dhiib ban ku dhihi rabayee😂😊
Ruweyda come back inad na nacday umaleyne 😂❤
Subxanallah allaha noo wada xifdiyo hoyoyinkena oo diinta iyo aqlaqda naso baray 😊 Alx nicmatul Islam 🥰🥰🤍🥰
Ruweydo sidaa noo dhaan see allah ku galey😂😂❤
😂😂
qisooyinka sirdoonka .. ayaan ku heysanaa ... pls kuwaas noosoobadi
Ala ruwaydaay waad mahadsantahy bar yahaan way noo fadhidaa halkaa nooga sii wad❤😂
Maanta anaa kugu so horeeya ruwayda❤😊
Ruweydoy sidaa u soo labatay RUclips la iga ma waayo I love you ruweydoy💕👸🏻💐
Subxanalahh😢 allow naxriista hanaga qaadin
Iso duceeya inee hoyade baari inoqoto 🥺
Sami niyada kheyr usheeg ilaahay dhaman hoyoyinkeena Baari hanooga dhigo💗
Ruweyda cadey waan kusalaamay ❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw ❤❤❤❤❤
Wll ruwayda miyaa ku sallinaysaa
Ruweyda wallo waan kusalamay ❤❤❤
All hamdullilah waan dhamastay😂
MalMaHaan noloshaa Noo Fadhida Hadaa nahay tem Ruwaydaa💕💐😂
Ruweyda sheekatada wan ku raxeyta hore usoco wllo❤🎉
Qofki ugu horeyey ahay ruwaydayyyy
Ruwaydoy macnaha sheekada marka laga soo tago hab-dhismeedka sheeka soomaaliga si fiican baa u dabaqdaa waa ka helay horumar wacan🎉
Yaraantaadii dugsiga meeqa jeer buu macallinku sheeko kugu uleeyay😂
Cawo waad nag farxisye🎉😊ruwyadaay
Riwaydoy shekoyinka noso badi dee inader macan😂🎉
Ruwaydaay ano exam gali rabo lee maxaad wax usoo dhigtaa 😭 niyada ma idhisosa 🥹 thanks yaceeey 💕💕💕🫶🫂
Ruwayda su,ala qabna fans kaga hada nahay adi iyo managerka maxaa isku tihin aad iskugu cod egtihin video ga xiga su,ashas kaso jwb intii ila rabto like ❤😅😅
Waxba iskuma aha anaa aqaan managerka hdeysan rer mudugnimadu isku cod ekaysiinayn😂❤
M.a illaahay meel fiican Haku mariyo wllshay mcney❤
aniga horeyo mantana ❤😂
Thank you abayo ruweeydaay ❤
Halka eray ee aan ruweydo ka bartay maxa iga gidhisha marka dhaho dadka way yaban wayo maba garanaya😅 hormar wacan baayo ❤
Rer mudug ma tihid ban u malayn anagu waan isticmaalana erayaga😂
Walahi qalbiga ayaa aad ii xanunay taas hoyo ma ahan ee waa bahal bina aadam u eg subhaana llah 😢
Ramadan Mubarak ❤🎉
Ruwayday baeyahan qalbiyadena kasbanaysa jacayl sidaa noola joog❤
Ruweyday 200k coming soon i.n 1m io kabadana ayad uqalanta lkn waqtiga sidan yiri alpi❤
Sharff Aniga u horeya 😭💋👸🏻🔥
Ruwaydaay malmahan hada naga soo daahdo nin manager ka ladhaha yimi oo codkaaga halka taagan leh asaga kugu sii sugaynaa😂😂❤
Asc Ruweyday salan qimo badan kudoon wll waxan rajeynayaa in at cafimad qabto waxan ka sugeyna tariqaha islabka sida dagaladi u Nabigu galay wcm ileen waa ramadandane mise waat ilooday qaali ❤❤❤❤❤
Alxmadullilah manta aniga ugu horeya❤❤❤❤❤🎉
Merci ruweyda style ❤❤
Ruweyda steyl manta Ku so biiray ma iso dhawenesan asxabteda❤
Ruweyda iyo wilka manegar la dhaho maa walala horta said ayey usku cod egyihen allah ha xafido
Aniga kaligy bn modayay mlha wxn idhi wa ayadiiyo cod nin saaraty
Keep going❤ wllshey❤
Ruweyda Alla san ku jeclahy lee❤🎉
Walaahi wey jiraan kuwa soomaaliya oo sida tareso kale ah
Bismilaah wlhi wadnaha ixnuuuny samir ban ku dhgeesny 😢
Cod..Keda Mazha’allh ❤😊🎉
Wlhi sheekadan waxay isoo xasusisay habar waayeel ah oo keligeed guri weyn ay leedahay kunool keligeed caruurteeduna aanay weligood asc oran oo cidii is tiraahda u taga ay iyagoo ashahaadanaya oo leh dad noocaan oo kaleeto ahna aduunka maku nolayen ay gurigeeda kasoo baxaan guriga weyn ay joogtana waa ku keligeed cawadaa haday ku dhimato markuu jirkeedu soo uro un baa la oganaya! (DAD SHAYDAANKU UU KA CABSADO SHARKOODA BAA ADUUNKA JOOGA)
First❤ Salaaman ruweydaay
❤walhay waad iskeentay🎉❤❤
Alle haku jeclaado ee noosoo badi
Wan la qiirooday sheekadan😢 ilaahay baa mahad leh oo hooyoyin wanagsan na siiyay😞❤❤
Ruwaydaay ku aaway ma ramadaankaad nagu cidlaysay😂❤
Waan ku sugaynaa inader
Horto ruweydayyyy apyo ani ad ban ku tagera wlhi haben dhabete ano hurdo iheso ayan arky qiso aad mrkas sacado kahor so dhigty qisadi ban shity sau dhagesanaye aya halmar qalbiga iga so dhacday tolow horto ruwedo seu tala micnaha wajigaga 😂😂kadib sidii hurdo ila tgty riyada waxa ku arky gabar oo adi 20/22 cml jir eh oo aan dhahayo ruweydayyyy wll codkagi iyo sau talid mis lahan 😂😂 mrka codkaga mqlyo ayeydey cml nogu shekesa lkn gabar yr thy 😂😂😂😂 wll wlhi adban kuu tagera guuleso❤❤
Fanis ruwayda stly😂❤❤❤
Ruweyday ma waala tihiin tiktoker ka ay ugu qorantahay manager 😅
Mayla argty 😂😂
Maxa ugu qoran
Ala walaa soo maaha Codkaaba ugu daran saaaıd ısugı eeg yıhıın
Salaan sare saaxiibada ruweydo style ❤❤❤❤❤❤
Omg hadan dawanaye muqaladada❤🎉🎉
Ruwayday wll beryahan wad no dedalaysa ee bal insha allah ramadanta ha lagu arko❤
Maalmahan waad naga ducaysaty❤😂
Asxabey gariga inoo istaji dhaha darawal ruwayda bal aan qadayne malmahan safarlee😂
M.a ❤❤❤ ruweyday Chanel kaga wn ka heley
Ruwayda tanks nagama soo dahdid❤🎉
Ruweyda iska waran wllo❤
Sawirka sheekada ku sawiran baba wax weyn ila ahaa heedhe wxaan dhahaba garan mayo qofkaasu qof caadiya maahayn😢
Malaha ana comment ugu hor bixiyey
Maalmahan wad naga farxisay thanys🎉❤🥰
Ruweyda waan ku xiisay
Ruwayday ayaantan waa isqarameese😂😂 jah
Maalmahan wn ka haya ruweyda❤
Coming soon 3000k zxp❤🎉
Wiigi mar bay soo dhacda ruwsydi😂
Ana u horeeya❤
Ruweydaay soonki waakane cabsi cabsi soogali bo ❤😂
Allow hooyo wanaagsan 🙌
Asc ruwayda maanta ana uhoreya❤
Qof iga hor daawaday iyaa jira
Asxaabeey qoodhiin iyo xeradiin iyo xaniintiin gabadhaan 200k aan gaarsiino inta kadhiman ramadaanka